Posted in WARARKA

Dhageyso Warka Habeen Star FM By Abdullahi

 

Posted in WARARKA

Mareykanka oo Isaga Baxaya Heshiiska Nuclear-ka INF

Dowladda Mareykanka ayaa maanta ku dhowaaqday inay ka baxeyso heshiiska tobanaanka sano jira ee xakameynta hubka Nuclear-ka ee ay kula jirtay Ruushka. Xoghayaha arrimaha dibedda…

Posted in WARARKA

Ra,isul Wasaaraha Wadadnka Lubnaan oo Balanqaad Sameeyay

Ra,isul wasaaraha wadadnka  Lubnaan saciid xariiri ayaa balan qaaday in xukumadiisu  ay kor u qaadi doonto kobaca iyo dhaqaalaha wadankasi Balanqaadka xariiri ayaa yimid ka…

Posted in WARARKA

Saraakiisha Ciidanka Booliska Galmudug iyo Puntland oo Gaalkacyo ku Shiray

Saraakiisha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ee ka howl-gasha degaannada Galmudug iyo Puntland ayaa kulan looga hadlayo xoojinta nabad-gelyada waxa ay ku yeesheen Magaalada Gaalkacyo. Kulankan, oo…

Posted in WARARKA

Gudoomiyaha Nairobi Mike Sonko oo lagu Martiqaaday Shir Looga hadli Doono Cuntada, Nafaqada iyo Isbeddelka Cimilada

Golaha guud ee qaramada midoobay ayaa shirka cunada,nafaqada iyo cimilada ku marti qaaday barasaabka ismamaul goboleedka Nairobi Mike Sonko. Shirkani oo diirada lagu saari doono…

Posted in WARARKA

6 Sarkaal ka Tirsan NTSA oo Maanta Maxkamada la soo Taagay

Waxaa maanta  maxkamadda la soo taagay   6 sarkaal oo ka tirsan maamulka qaran ee gaadiidka iyo badqabka  ee (NTSA) oo lagu eedeeyay inay ku lug…

Posted in WARARKA

Madaxa Cadaalada ee Dalka oo Amray in la soo Gabagabeeyo Dacwadaha ka Dhanka ah Musuqmaasuqa.

Madaxa cadaalada ee dalka David maraga ayaa maanta shaaciyay in muddo 3 bilood ama shan bilood ah lagu soo gabagabayn doono kiisaska ka dhanka ah…

Posted in WARARKA

Magalada Wajeer oo lugu soo Gabagabeyey Siminaar 3 Maalin Qaatay

Waxaa manta magalada wajeer lugu soo gabagabeyey siminaar 3 maalin qaatay oo loo sameynaaye guud ahaan dhalinyarada ismaamulka wajeer. Tababarkani oo aay fulineysay dowlad goboledka…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO EE IDAACADA STAR FM 1/2/2019

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2019/02/NEWS-1-2-2019-13-30.mp3
Posted in WARARKA

Maalinka Xijaabka oo dunida laga xusayo

Waxaa maanta loo dabaaldegaya maalinka adduunka ee xijaabka oo la aas-aasay sannadkii 2013-kii. Ujeedadii laga lahaa ayaa ahayd in haweenka ka tirsan diimaha kale ay…