Maalinka Xijaabka oo dunida laga xusayo

Waxaa maanta loo dabaaldegaya maalinka adduunka ee xijaabka oo la aas-aasay sannadkii 2013-kii.
Ujeedadii laga lahaa ayaa ahayd in haweenka ka tirsan diimaha kale ay xijaabka xirtaan iyagoo tageero u muujinaya haweenka muslimiinta ah.
Sido kale waxaa maalinkan loo xusaa in lala dagaalamo takoorka ka dhanka ah haweenka muslimiinta ah iyadoo wacyigelin la abuurayo.
Cinwaanka dabaaldegagga sannadkan ayaa ah in meesha laga saaro fikradaha aanan xaqiiqda ku saleysanayn ee la iska aaminsanyahay iyo xuduudda.
Waxaa dabaaldeggan oo ka dhacaya in ka badan 140 wadan billowday Nazma Khan, oo horay loogu takooray xirashada xijaabka.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *