Magalada Wajeer oo lugu soo Gabagabeyey Siminaar 3 Maalin Qaatay

Waxaa manta magalada wajeer lugu soo gabagabeyey siminaar 3 maalin qaatay oo loo sameynaaye guud ahaan dhalinyarada ismaamulka wajeer.

Tababarkani oo aay fulineysay dowlad goboledka wajer oo kashaneysaa dowlada sare ayaa dhalinyarada loogu wacyi galinaayee sidii ay iskooda shaqa abuurid usameysan lahayeen

Qaar kamid ah dhalinyaradii kaqeeb gashay siminarka mudada 3 maalin ah qaatay ayaa kahadleen dhareenkooda iyo waxey kafaaideen siminaarkaasi

Huusein sugoow oo uxilsaaran waxbarashda dhalinyarada iyo haweenka dowlada wajer ayaa dankiisa sheegay inay dhalinyarada kafaaideestaan farsamada gacanta isagoona shegay inay qalab kaladuwan  keeni doonan si aay dhalinyarada farsamada gacanta ubartaan

dhalinyarada haatan ayaa ah kuwa kafanan shaqoyinka farsamada gacaanta ee loo dhidido ayagoo inta badan jecel in ay kahowl galaan xafisyada .

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *