Posted in WARARKA

Human rights Watch oo eedeysay Myanmar

Hay’adda caalamiga ee xuquuqul aadanaha ee Human Rights Watch ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in dowladda Myanmar ee ay hoggaamiso Aung San Suu…

Posted in WARARKA

Madaxda wadamada ku bahoobay jaaliyadda EAC oo maanta Kulmaya

Magaalada Arusha ee dalka Tanzania ayaa maanta la filaya inuu shir uga furmo hoggaamiyaasha dalalka xubnaha ka ah jaaliyadda bariga Afrika ee EAC. Dowladda Rwanda…

Posted in WARARKA

Maraykanka oo Ghana saaraya xayiraad dhanka dalkugalka ah

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay inay wadanka Ghana u soo rogi doonto xayiraad ku aaddan dalkugalka ama fiisaha. Waxay xukuumada Washington Ghana ku eedeysay inaysan wada…

Posted in WARARKA

Xisbiga Wiper oo beeniyay inuu iscasilay Kivutha Kibwana

Xisbiga Wiper ee uu hoggaamiyo Kalonzo Musyoka kana tirsan urur weynaha mucaaradka Nasa ayaa beeniyay in barasaabka ismaamulka Makueni Prof. Kivutha Kibwana uu iskacasilay xilkii…

Posted in WARARKA

Madaxa cadaaladda oo sheegay inay dardargelinayaan kiisaska musuqmaasuqa

Madaxa cadaaladda dalka Mr. David Maraga ayaa carrabka ku dhuftay in la dardargelin doono dhageysiga iyo go’aaminta kiisaska ku saabsan falalka musuqmaasuqa. Hadalkan ayuu jeediyay…

Posted in WARARKA

Mataatuuleyda oo baaq u diray guddoomiyaha Nairobi

Ururka gaadiidleyda ayaa barasaabka caasimadda dalka Mr. Mike Sonko ugu baaqay inuu kordhiyo lacagaha laga qaado baabuurta sida gaarka ah loo leeyahay ee la dhigo…

Posted in WARARKA

Macalimiinta maamulayaasha ah ee xilalka ka haya ururada oo loo soo jeediyay inay mid wareejiyaan

Macalimiinta maamulayaasha ka ah dugsiyada kala duwan ee dalka hadana ka mid ah saraakiisha ururada barayaasha ayaa laga doonaya inay iska wareejiyaan mid ka mid…

Posted in WARARKA

Golaha wasiirada oo ansaxiyay in la soo dhiso xarunta qaabilsan la tacaalidda miinada dhulka lagu aaso

Golaha wasiirada ee dalka ayaa meel mariyay in degaanka Embakasi ee magaaladatani Nairobi laga sameeyo xarun qaabilsan ka hor tagga adeegsiga miinada dhulka la geliyo…

Posted in WARARKA

Ardayda araga naafada ka ah oo dowlada Soomaaliya baaq u diray.

Gudoomiyaha golaha naafada qaranka Soomaaliyeed Cali C/laahi Salaad ayaa wasiirka wasaarada waxbarashada Soomaaliya C/laahi goodax Barre ka codsaday inay qorshe ay imtixaanka qaran ee shahaadiga…

Posted in WARARKA

Dowlada Ethopia oo markii ugu horaysay la wareegtay hogaanka AMISOM.

Sarkaal u dhashay dalka Itoobiya ayaa markii ugu horreysay ku guuleysatay inuu hoggaamiyo howlgalka ciidamada ka socda dalalka Midowga Afrika ee dalka Soomaaliya ku sugan….