Ra,isul Wasaaraha Wadadnka Lubnaan oo Balanqaad Sameeyay

Ra,isul wasaaraha wadadnka  Lubnaan saciid xariiri ayaa balan qaaday in xukumadiisu  ay kor u qaadi doonto kobaca iyo dhaqaalaha wadankasi

Balanqaadka xariiri ayaa yimid ka dib markii xalay uu ku dhawaaqay 30 xubnood oo ka mid noqon doona golaha wasiirada xukumadda  cusub.

Ra,isul wasaaraha wadadnka  Lubnaan ayaa barta uu ku leeyahay Twitter-ka ku soo qoray aan ka wada shaqeyno hormarinta dhaqaalaha dalka Lubnaan.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *