Posted in WARARKA

Madaxweynaha Koofur Galbeed oo Magacaabay Gole Wasiiro

Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa magacaabay Gole Wasiiro ka kooban 10 Wasiir. Wareegto uu soo saaray Madaxweynaha Koofur Galbeed ayaa 10-ka…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO EE IDAACADA STAR FM 2/2/2019

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2019/02/NEEEWS.mp3
Posted in WARARKA

DHAGEYSO:WAREYSI KHAAS AH-Oo aan la yeelanay Nasra Yussuf oo ah gabadh majajileesata ah.

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2019/02/Wareeysi-NasraCommedian.mp3
Posted in WARARKA

Weerar ka dhacay dalka Iiraan

Wararaka inaga soo gaarayaa wadanka Iiran ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay weerar gaadmo ah ku qaadeen mid kamid ah xerooyinka ciidamada Milateriga dalkaasi. Saraakiisha…

Posted in WARARKA

Deegaanada ay ku dagaalameen Shabaab & Daacish oo ciidamo loo diray

Maamulka Puntland ayaa Ciidamo fara-badan oo aad u hubeysan u diray deegaano dhawaanahaanba ay ku wada dagaalamayeen Shabaab iyo Daacish. Ciidamadaan ayaa ka amba-baxay Magaalada…

Posted in WARARKA

Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay duleedka Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo

Qarax Ismiidaamin ah ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay duleedka Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, sida ay xaqiijiyeen Saraakiisha Ciidamada Jubbaland. Qaraxan oo ahaa…

Posted in WARARKA

Qaar kamid ah golaha wasiirada KGS oo la Magacaabay

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa magacaabay qaar kamid ah golahiisa wasiirada. Wasiiradaan la magacaabay oo ilaa Toban ah ayaa waxaa…

Posted in WARARKA

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyadeeyay geerida Abwaan Baarleex

Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoyskii Alle ha u naxariistee Abwaan Cabdillaahi Xirsi Baarleex oo ku geeriyoodey waddanka…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Somalida Itoobiya oo ka hadlay xaalada deegaankaasi

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa ka jiray dowlad deegaan Soomaalida Itoobiya qalalaase siyaasadeed iyo isku dhacyo mararka qaar ah. Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Mustafe Cagjar ayaa sheegay…

Posted in WARARKA

Faahfaahin dab xalay ka kacay Suuqa Bakaaraha.

Dab xoogan oo khasaro hantiyadeed geystay ayaa waxaa uu xalay ka kacay bartamaha Suuqa ugu weyn Soomaaliya ee Bakaaro. Dabka ayaa ka kacay guryo ku…