DHAGEYSO:Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Somalida Itoobiya oo ka hadlay xaalada deegaankaasi

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa ka jiray dowlad deegaan Soomaalida Itoobiya qalalaase siyaasadeed iyo isku dhacyo mararka qaar ah.
Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Mustafe Cagjar ayaa sheegay in dhibaatada heysata ay tahay jiritaanka Shabakad isku xiran oo uu sheegay in ay ka hareen taliskii Madaxweynihii hore Cabadi Maxamuud Cumar.
Madaxweyne Mustafe ayaa u sheegay Shacabka in Maamulkiisa uu arrintan si weyn kaga hortagayo, waxaana uu uga digay dadka arrintan sameynaya in ay ka waantoobaan, haddii kalana ay ka qaadan doonaan Tallaabo ku haboon

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *