Faahfaahin dab xalay ka kacay Suuqa Bakaaraha.

Dab xoogan oo khasaro hantiyadeed geystay ayaa waxaa uu xalay ka kacay bartamaha Suuqa ugu weyn Soomaaliya ee Bakaaro.
Dabka ayaa ka kacay guryo ku yaalla Suuqa Dahabka ee Bakaaraha sida ay dad goobjoogaal u sheegeen KNN.
Gaadiidka gurmadka degdeg ah ayaa xalay ku guuleystay in ay ku damiyaan dabkii ka suuqa Bakaaraha.
Ganacsatadda suuqa bakaaraha ayaa KNN u sheegay in ay aad ugu walaacsan yihiin dabka inta badan ka kaca Suuqa Bakaaraha ee Muqdisho.
Dhawaan ayay aheyd markii dab noocan oo kale uu ka kacay suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho

 

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *