Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyadeeyay geerida Abwaan Baarleex

Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoyskii Alle ha u naxariistee Abwaan Cabdillaahi Xirsi Baarleex oo ku geeriyoodey waddanka Hindiya.
Abwaan Baarleex ayaa ka mid ahaa Abwaanada Somaliyed kuwooda loogu jecel yahay ee taariiqda ku leh dalka.
Waxa uu suugaan badan ka tiriyay xaalado kala duwan, islamarkaana Aqoonyahanka Somaliyed waxa ay xusuustaan doorkiisa horumarinta Afka Somaliga & Suugaanta dalka

 

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *