Posted in WARARKA

Antony Thomas oo la sheegay in loo wareejiyay xabsi ku yaala garoonka Aadan Cade.

Warar la helayo ayaa sheegaya in Antony Thomas oo ah muwaadin haysta dhalashada dalka Uk islamarkaana ku xirnaa xabsiga dhexe ee Xamar ayaa haatan la…

Posted in WARARKA

Dowladda dalka oo ka hortagaysa in kalkaaliyaasha dalka ay isniinta ku dhaqaaqaan shaqo joojin ay qorsheeyeen

Xukuumadda dalka ayaa qaadday talaabooyin looga hortagaayo in kalkaaliyayaasha caafimaad ee dalka ay maalinta isniinta ah bilaabaan shaqo joojin ay dhawaan ku hanjabeen. Wasiirka wasaaradda…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Wararysi ku saabsan farsamada gacanta ee Wajeer

Mamulaha macadka farsamada gacanta ismamulka Wajeer Mohamed Mohamud Ali ayaa ka war bixiyey heerka waxbarashada macadkasi asago sheegay in sanadihi lasoo dafaay dhalinyaro badan ay…

Posted in WARARKA

Ruushka o iska fogeeyay eedeymo uu maraykanku u soo jeediyay

Dowlada Ruushka ayaa jawaab ka bixisay eedeyntii kaga timid dowlada Mareykanka oo aheyd in xukuumada Moscow ay ku xadgudubtay heshiiskii xakameynta hubka Nuclear-ka oo labada…

Posted in WARARKA

Maxkamada ICC oo amartay in la siidaayo madaxweynihii hore ee wadanka Ivory

Maxkamada danbiyada caalmiga ah ee ICC ayaa amartay in la sii daayo madaxweynihii hore ee dalka Ivory Coast Laurent bagbo kaasi oo lagu eedeyay in…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Wasiirka Boostada oo shirkadaha Isgaarsiinta faray inay qaatan ruqsad shaqo

Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa fartay shirkadaha Isgaarsinta dalka inay qaataan ruqsadda shaqada inta bishan lagu gudajiro. Mudane Cabdi…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:3 qof oo ku dhimatay ceelbiyood ee ismamaulka Muranga

3 qof ayaa ku dhimtay ceel ay biyo ku jireen deegaank baarlamaaneedka Maragua ee ismamaul goboleedka Muranga. Dadkani dhintay ayaa isku dayay in ay goobta…

Posted in WARARKA

Bangiga Family oo war ka soo saray lacag la sheegay in laga dhacay

Bangiga Family ayaa sheegay inuu xakameeyo isku day la doonayay in lagu dhaco lacagaha macaamisha ugu jirtaa keydka bangigaasi. Warsaxaafadeed ay soo saareen maamulka bangigaasi…