Posted in WARARKA

DHAGEYSO WARKA HABEENIMO EE IDAACADA STAR FM 3-2-2019

 

Posted in WARARKA

Israa’iil oo derbi ka dhiseysa xadka ay la wadaagto Falastiin

Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in la bilaabay dhismaha gidaar kala qeybinaya maamulkaasi iyo marinka Qaza oo ka tirsan Falastiin. Derbigan ayaa dheerarkiisu…

Posted in WARARKA

Ruushka oo baaq ka soo saaray xaaladda Venezuela

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa beesha caalamka u sheegtay in laga doonayo inay caawiso dowladda Venezuela si loo dejiyo xaaladda halkaasi ka jirto balse…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Ra’iisul Wasaaraha Somaliya ayaa kulan Gaar ah la qaatay Qaar ka mid ah Gancsatada somaliyeed

Ra’iisul Wasaaraha Somaliya ayaa kulan Gaar ah la qaatay Qaar ka mid ah Gancsatada somaliyeed Cabdiqadir Maxamad Cabdullahi Qoslaaye ayaa warkan oo dhameystiran noo soo…

Posted in WARARKA

Maraykanka oo sheegay inuu dilay 13 maleeshiyo oo ka tirsan Al-shabaab

Taliska ciidamada Maraykanka ee qaaradda Afrika ee AFRICOM ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay in sannadkan gudihiisa duqeymo uu ka fuliyay gudaha wadanka soomaaliya…

Posted in WARARKA

Madaxwaynaha soomaaliya oo Guddoomiyay Shirka Tubta Amniga Iyo Caddaaladda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo), ayaa maanta guddoomiyay shirka Todobaadlaha ah ee Tubta amniga iyo Caddaaladda. Waxaa shirka looga hadlay dardar-gelinta howlaha…

Posted in WARARKA

Waxaa malinkii saddexaad xayiran rashinkii la siin jiray qaxootiga ku nool xerada Dhagaxleey

Waxaa malinkii saddexaad xayiran rashinkii la siin jiray qaxootiga ku nool xerada Dhagaxleey oo kamid ah xeryaha degaanka Dadaab kaddib markii ay cillad ku timid…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Muslimiinta oo laga codsaday inay ka qeyb qaataan dayactirka dugsi ku yaallo Bangal

Waxay cabasho ka soo yeereysaa maamulka iyo ardayda dhigata dugsi horay madarasho u ahaa oo ku yaallo Bangal oo ka tirsan ismaamulka Tana River. Waxaa…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Ismaamulada waqooyi bari oo ka mid ah kuwa berri laga cabsi qabo inay saameyso shaqa joojinta kalkaaliyayaasha dalka

18 ka mid ah maamul goboleedyada dalka oo ay ku jiraan Garissa, Wajeer iyo Mandhera ayaa laga cabsi qabaa inay saameyso shaqa joojinta berri ay…

Posted in WARARKA

Dowladda Iiraan oo soo bandhigtay gantaal cusub

Warbaahinta maxaliga ee dalka iiraan ayaa ku warrameysa in xukuumadda Tehran ay soo bandhigtay gantaal casri ah oo ay riddadiisu gareyso 1,300 kilo mitir Shalay…