Israa’iil oo derbi ka dhiseysa xadka ay la wadaagto Falastiin

Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in la bilaabay dhismaha gidaar kala qeybinaya maamulkaasi iyo marinka Qaza oo ka tirsan Falastiin.
Derbigan ayaa dheerarkiisu yahay 6 mitir ujeedada laga leeyahay ayaana ah in Israa’iil isaga difaacdo inay falastiiniyiin Qaza u soo gudbaan.
Israa’iil ayaa tan iyo sannadkii 1967-dii haysatay degaano ka tirsan Falastiin waxaana marba marka ka sii dambeysa dhaca howlgalo ay dad shacab ah waxyeello ka soo gaarta.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *