Posted in WARARKA

Trump oo sheegay inay lagama maarmaan tahay in ciidamadiisa ay ku sugnadaan Ciraaq

Madaxweynaha Maraykanka ,Donald Trump ayaa sheegay inay muhiim tahay in militari uu kaga sugnaado gudaha wadanka Ciraaq si xukuumada Washington ay si dhow ula socoto…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Ra’iisul Wasaaraha Somaliya ayaa kulan Gaar ah la qaatay Qaar ka mid ah Gancsatada somaliyeed

Ra’iisul Wasaaraha Somaliya ayaa kulan Gaar ah la qaatay Qaar ka mid ah Gancsatada somaliyeed Cabdiqadir Maxamad Cabdullahi Qoslaaye ayaa warkan oo dhameystiran noo soo…

Posted in WARARKA

AMISOM oo bishan 1,000 sarkaal kala baxeysa soomaaliya

Qaraar ka soo baxay golaha qaran ee ammaanka ee jimciyadda qurumaha ka dhexeysa ayaa lagu sheegay in bishan la dhimayo 1000 sarkaal oo ka mid…

Posted in WARARKA

kalkaliyayaasha dalka oo loogu baaqay inaynan shaqa joojin sameynin

Guddoomiyaha aqalka sare ee dalka Ken Lusaka iyo senetarka ismaamulka Bungoma Moses Wetangula ayaa baaq u diray kalkaaliyayaasha dalka oo doonayo inay laga billaabo berri…

Posted in WARARKA

DAGHEYSO:Dabaaldegga Madaraka Day ee sannadkan oo lagu qaban doono Kajiado

Madaxweynaha dalka Mr.Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in sannadkan maalinka qaran ee loo yaqaano Madaraka Day loogu dabaaldegi doono ismaamulka Kajiado . Hadalkan ayuu jeediyay kaddib…

Posted in WARARKA

15 Kenyaan ah oo lagu xiray Tanzania

15 kallumeysata kenyaan ah oo ka soo jeedo jasiiradda Remba ee ismaamulka Homa Bay ayaa ku xiran Tanzania . Khamiistii ayaa waxaa gacanta ku dhigay…

Posted in WARARKA

AL-shabaab oo weeraray degmada Afgooye.

Wararka ka imaanaya gobolka shabeelada Hoose ee dalka Soomaalia gaar ahaan degmada Afgooye ayaa sheegaya in halkaas ay Dagaalamayaasha Al-shabaab xalay weerar ku qaadeen bar…

Posted in WARARKA

Howlgalo miino baaris ah oo ka socda gobolka shabeelada Hoose.

Wararka ka imaanaya degaano hoostaga Degmada Balcad Ee G/Sh/Dhexe ayaa sheegaya in ciidamada militeriga ee halkaas ku sugan ay wadaan howlgallo miina baaris ah oo…

Posted in WARARKA

Galmudug oo Gaalkacyo ka bilaabay qaadista Canshuuraha.

Kadib kulan ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug gaar ahaan dhanka maamulka Galmudug ayaa waxay looga arinsaday sidii canshuurta looga qaadi lagaa dad…

Posted in WARARKA

In ka badan 120 qof oo ilaa iyo hadda ku dhintay biyo xireenkii jabay ee Brazil

Waxaa sara u sii kacday tirada dadka ku dhintay biyo xireenkii maalmo ka hor qarka jabsaday ee wadanka Brazil. Ilaa iyo hadda 121 qof ayaa…