Ruushka oo baaq ka soo saaray xaaladda Venezuela

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa beesha caalamka u sheegtay in laga doonayo inay caawiso dowladda Venezuela si loo dejiyo xaaladda halkaasi ka jirto balse aynan ahayn inay farageliso arrimaha gudaha ee wadankaasi.
Wakaaladda wararla ee Interfax ayaa ku warrameysa in muhimadu ay tahay in wa laga qabto xaaladaha dhaqaale, siyaasadeed iyo midda bulsho ee Venezuela.
Waxay wakaaladu soo xigatay Alexander Shchetinin, oo ah madaxa wasaaradda u qaabilsan waaxda u xilsaaran arrimaha Latin America.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *