Waxaa malinkii saddexaad xayiran rashinkii la siin jiray qaxootiga ku nool xerada Dhagaxleey

Waxaa malinkii saddexaad xayiran rashinkii la siin jiray qaxootiga ku nool xerada Dhagaxleey oo kamid ah xeryaha degaanka Dadaab kaddib markii ay cillad ku timid matoorka dabka ee xarunta rashin qeybinta xeradas ay ku ledahay hay’adda cunnada adduunka ee WFP waxaana bulshada loo shegay in la sugayo qof injineer ah oo matoorka hagaajiya oo berri la filayo inuu halkaasi tago balse arrinkan ayaa culeys ku ah qaxootiga danyarta ah oo horaanba mudo 31 maalmood ah rashinka sugayay
Guddoomiyaha xeradaasi Xabibo Cabdiraxman Mursal ayaa wariyaha warbaahinta star ee Dadaab Maxamad Baaruud Xussen uga warrantay culeyskan soo foodsaaray dadka xerada Dhagaxleey

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *