Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Qarax geestay qasaaro iskugu jiro dhimasho iyo dhawac ayaa ka dhacay suuqa xamar weyne ee magalada muqdisho.

Qarax geestay qasaaro iskugu jiro dhimasho iyo dhawac ayaa ka dhacay suuqa xamar weyne ee magalada muqdisho.

Posted in WARARKA

Dowladda dalka oo soo celisay hanti la lunsaday

Xukumadda dalka ayaa sheegtay in ay dib u soo celisay lacag gaaraysaa Sh3 billion oo horay loo musuqmaasuqay Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Paul Kihara…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Naafada Mandhera oo ay cabasho ka soo yeereyso

Qaar kamid ah naafada ku nool ismaamulka Mandhera oo ka cabanaya daryeel xumo dhanka noolasha ah ayaa warbaahinta star uga warramay dhibaatooyinka haysta ee ay…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Madaxweynaha puntland oo si adag uga hadlay dilkii lo geestay madaxii dekada bosaaso.

Madaxweynaha puntland oo si adag uga hadlay dilkii lo geestay madaxii dekada bosaaso.

Posted in WARARKA

Maraykanka oo digniin ka soo saaray weeraro ka dhici kara dalka

Mareykanka ayaa digniin cusub u dirtay dadka Reer Galbeedka ah ee ku sugan wadanka Kenya, iyadoo sheegtay inay heyso xog ku saabsan in weerarao argagixiso…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Maanta oo caalamka laga xusay maalinta cudurka kansarka

Afarta bisha febrayo ee sanad kasta ayaa caalamka waxa laga xusaa maalinta cudurka Kansarka si lo ogaada heerka cudurka kansarka e caalamka , melaha maanta…

Posted in WARARKA

1,700 qof oo bishii Jannaayo ee sannadkan ku waxyeeloobay Afghanistan

Bishii koowaad ee sannadkan oo keliya waxaa gudaha wadanka Afghanistan ay dagaalada halkaasi ka socdo waxyeelo ka soo gaareen 1,700 oo qof. In ka badan…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Turkiga oo Maraykanka ku eedeyay inuuna mowqif adag ka qaadan Sacuudiga kaddib dilkii Khashoggi

Hoggaamiyaha wadanka Turkiga ,Recep Tayyip Erdogan ayaa dowladda Maraykanka ku dhaliilay inaynan go’aan adag ka qaadan boqortooyada Sacuudi Carabiya oo lagu eedeyay dilkii wariye Jamal…

Posted in WARARKA

Spain oo aqoonsatay madaxtinimada hoggaamiyaha mucaaradka Venezuela

Dowladda Spain ayaa hoggaamiyaha mucaaradka wadanka Venezuela Juan Guaido u aqoonsatay inuu yahay madaxweynaha ku meel gaarka ee dalkaasi . Arrintan ayaa imaanaysa iyadoo hoggaamiyaha…

Posted in WARARKA

Qaramada midoobay oo ku baaqday in la taageero heshiiska dowladda CAR ay la gashay fallaagada

Jimciyadda qurumaha ka dhexeysa ayaa soo jeedisay in la taageero heshiiska ay dhawaan gaareen dowladda afrikada dhexe iyo fallaagada ka soo horjeedda. 10 maalmood ayay…