1,700 qof oo bishii Jannaayo ee sannadkan ku waxyeeloobay Afghanistan

Bishii koowaad ee sannadkan oo keliya waxaa gudaha wadanka Afghanistan ay dagaalada halkaasi ka socdo waxyeelo ka soo gaareen 1,700 oo qof.
In ka badan 900 oo qof ayaa la dilay halka ay dhaawacmeen ugu yaraan 800 kale.
Dhibaatooyinkan ayaa ka dhashay weerarada argagixiso iyo howlgalada amni.
Dadka ay waxyeelladu soo gaartay ayaa isugu jiro shacab, maleeshiyo, ciidamada Afghanistan iyo kuwo shisheeye.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *