DHAGEYSO:Maanta oo caalamka laga xusay maalinta cudurka kansarka

Afarta bisha febrayo ee sanad kasta ayaa caalamka waxa laga xusaa maalinta cudurka Kansarka si lo ogaada heerka cudurka kansarka e caalamka , melaha maanta laga xusay ayaa waxa kamid ah magalada Garissa.
Wasiirka wasaarada caafimaadka e dawlada isamamulka Garissa Axmad Nadir oo xaflada xuska maalintan hogaaminayay ayaa sheegay in xanuunka kansarka guud ahaan caalamka uu ku dhacay dad gaaraya 17milyan sanadkii 2018da

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *