DHAGEYSO:Naafada Mandhera oo ay cabasho ka soo yeereyso

Qaar kamid ah naafada ku nool ismaamulka Mandhera oo ka cabanaya daryeel xumo dhanka noolasha ah ayaa warbaahinta star uga warramay dhibaatooyinka haysta ee ay doonayaan in wax laga qabto waxaana hadaladooda ka mid ahaa
Si aan dhanka ismaamulka jawaab uga helno ayaan wareysanay Xalima Biloow oo golaha hoose ee maamul goboleedkasi u qaabilsan naafada .
Mowlid Maxamad Shuuriye ayaa khadka taleefoonka kula xariiriyay oo wax ka weydiiyay eedeymaha loo soo jeediyay

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *