Dowladda dalka oo soo celisay hanti la lunsaday

Xukumadda dalka ayaa sheegtay in ay dib u soo celisay lacag gaaraysaa Sh3 billion oo horay loo musuqmaasuqay
Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Paul Kihara oo warbaahinta la hadlay ayaa ka dhawaajiyay in lacagtan si sharci daro ah loo xaday.
Waxa maxkamadaha taala 700 oo kiis ah oo la xariirta lacagaha lagu lunsaday si musuqmaasuq ah.
Lacagahani ay dowladda soo celisay qeyb ka mid ah waxaa laga lunsaday waaxda qaran ee dhalinyarada dalka ee NYS-ta
Dowladda dalka ayaa sheegtay in ay sii wadi doonto dagaalka ay kula jirto musuqmaasuqa

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *