Posted in WARARKA

Kenya oo ka mid ah wadamada laga xusayo maalinka kansarka adduunka

Iyadoo maanta caalamka laga xusayo maalinka cudurka kansarka ayay khuburada Kenyaanka ee xanuunkan ku takhasusay waxay dowladda kula talinayaan inay diiradda saarto sidii looga hor…

Posted in WARARKA

Turxaan bixinta shakhsiyaadka hubka haysta oo billaabatay

Dowladda ayaa maanta oo isniin ah billowday inay turxaan bixiso dhammaan dadka haysta hubka. Shakhsiyaadka hubka sita ayaa su’aalo lagu weydiinaya xarunta tababarka dembi baarista…

Posted in WARARKA

Naafada Mandhera oo ay cabasho ka soo yeereyso

Qaar kamid ah naafada ku nool ismaamulka Mandhera oo ka cabanaya daryeel xumo dhanka noolasha ah ayaa warbaahinta star uga warramay dhibaatooyinka haysta ee ay…

Posted in WARARKA

Shaqa joojinta kalkaaliyayaasha oo ka dhaqangashay qeybo ka mid ah wadanka

Waxaa maanta 11 ka mid ah ismaamulada dalka ka billaabatay shaqa joojin ay si rasmi ah ugu dhaqaqeen xubnaha ururka qaran ee kalkaaliyayaasha dalka ee…

Posted in WARARKA

Dadka Mootooyinka Muqdisho ku wata oo amaro lagu soo rogay.

Howlgal soo bilowday Habeenkii axada oo Ciidanka Booliska ee gobolka Banaadir ay ka sameeyeen xafadaha magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qabtay ku dhawaad labo boqol…

Posted in WARARKA

Xubno ka mid ah baarlamaanka Soomaaliland oo Cabsho ka muujiyay shirkada DPWOLRD

Qaar ka mid ah xubnaha golaha wakiilada ee maamulka Soomaaliland ayaa sheegay inaysan ku qanacsanayn howlaha ay wado shirkada DPwolrd ee dekeda magaalada Berbera Soomaaliland…

Posted in WARARKA

Talisa Xoogga Soomaaliya oo Ka hadlay howlgalo ay Fuliyeen.

Saraakiisha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ee gobolka Shabeelada dhexe ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgalo saacadihii la soo dhaafay ay Milatariga Soomaaliya ka fuliyeen deegaano ka…

Posted in WARARKA

Maraykanka oo 3,750 oo ciidamo dheeraad ah geeynaya xadka Mexico

Waaxda gaashaandhigga ee Maraykanka ayaa shaaca ka qaadday in ciidamo dheeraad ah oo gaaraya 3,750 la geyn doono xadka dalkaasi uu la wadaago wadanka dariska…

Posted in WARARKA

Goobo ganacsi oo lagu burburiyay maamul goboleedka Mandhera

Dowladda ismaamulka Mandera ayaa burburisay goobo ganacsi oo si sharci daro ah looga dhistay hareeraha wadooyinka magaalada ramu kaddib markii dadkii ku shaqeysanayay lagu eedeyay…

Posted in WARARKA

Kalkaaliyayaasha dalka oo maanta shaqa joojin billaabaya

Ururka qaran ee kalkaaliyayaasha dalka ee KNUN ayaa maanta billaabaya shaqa joojin saameyn doonto howlalaha caafimaad ee 18 ka mid ah maamul goboleedyada dalka oo…