Posted in WARARKA

DHAGEYSO WARKA HABEENIMO EE IDHACADA STAR FM.5.2.2019

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2019/02/News-05-02-2019-20-30.mp3
Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Saameyn ka dhalatay shaqo joojinta kalkaaliyaasha dalka

Kadib markii ay shalay qalabka shaqada iska dhigeen kalkaaliyaasha isbitaalada dalka ayaa durbadibo waxaa qeybo ka mid dalka laga dareemay saameyn ka dhalatay shaqo joojinta…

Posted in WARARKA

Guddiga loo xilsaaray mideynta Kenyaanka oo maanta gaaray Mandhera

Waxaa maanta ismaamulka Mandhera gaar ahaan maqaayadda Granada kulan ku yeeshay xubnaha guddiga loo xilsaaray mideynta kenyaanka ee loo yaqaano BBI iyo shacabka halkaasi ku…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Waxaa si weyn baraha bulshada ee dalka looga hadalhayaa nin masaajid kabo ka xaday kaasi oo lagu ciqaabay in uu basbaas ama Pipili badan cuno

Waxaa si weyn baraha bulshada ee dalka looga hadalhayaa nin masaajid kabo ka xaday kaasi oo lagu ciqaabay in uu basbaas ama Pipili badan cuno…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Wafti uu hogaaminayo madaxweynihii Hore Ee somalia ayaa gaaray baladweyn

Wafti uu hogaaminayo madaxweynihii Hore Ee somalia ayaa gaaray baladweyn Muse canagel ayaa warkan baladweyne inooga soo diray  

Posted in WARARKA

Iiran oo u hanjabtay Israel.

Xukumadda Iran ayaa ku hanjabtay in Israel ay jawaab adag oo ku haboon ay siin doonto hadii aysan joojinin weerarada cirka ay ku bartilmaamdsanayaan wadanka…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Wakiilka haweenka ee maamul goboleedka Wajeer Fatuma Gedi Cali oo xariga ka jartay deeq waxbarasho

Wakiilka haweenka ee maamul goboleedka Wajeer Fatuma Gedi Cali oo xariga ka jartay deeq waxbarasho oo ay dowladdu ugu talagashay in lagu caawiyo ardayda ka…

Posted in WARARKA

Kooxda Taaliban oo weeraro kala duwan ku dishay 47 qof ee dalka Afganistan

Kooxda Taliban ayaa weeraro kala duwan ay ku qaaday dalka Afganistan waxaa ay ku dishay 47 qof oo 26 qof ay ka mid yihiin ciidamo….

Posted in WARARKA

Abaanduulihii cusbaa ee Guutada 12-ka April iyo askar kale oo lagu dilay Qarax miino

Wararka ka imanaya gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in qarax miino lagu dilay Abaanduulaha qeybta 12-ka April ee ciidanka xoogga dalka Col. C/salaan Aadan Kurjow. Qaraxa…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Waxgaradka fafi oo walaac ka muujiyay shaqo la’aanta heysata dhalinyarada ismaamulka Garissa

Qaar ka mid ah wax garadka iyo cugasha deganka Faafi ayaa cabasho kamu jiyay shaqo la a haysata Dhalin yarada degankaas Waxayna dowlada ismaamulka Garissa…