Posted in WARARKA

DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO EE IDAACADA STAR FM 5.2.2019

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2019/02/News-05-02-2019-1.30-pm-1-1.mp3
Posted in WARARKA

In ka badan 8 qof oo ku dhimatay dab ka kacay caasimadda Faransiiska ee Paris

Saraakiisha ammaanka ee magaalada Paris ee Faransiiska ayaa xiray haweeney kaddib dab halkaasi ka kacay oo ay ku dhinteen ugu yaraan 8 qof , 36…

Posted in WARARKA

Senetarada Maraykanka oo ka soo horjeestay in ciidamada dalkaasi laga saaro Suuriya

Senetarada Maraykanka ee ka tirsan xisbiyada kala duwan ayaa taageeray isbedel looga soo horjeedo qorshaha Maraykanka uu ciidamadiisa kaga saarayo wadamada Suuriya iyo Afghanistan. Waxay…

Posted in WARARKA

41,000 oo sannadkii hore cudurka Kansarka ugu dhimatay Nigeria

Hay’adda caafimaadka adduunka , WHO ayaa sheegtay in sannadkii tagay ee 2018-kii gudaha wadanka Nigeria ay xanuunka Kansarka ugu dhinteen dad gaaraya 41,000 . Waxaa…

Posted in WARARKA

Kalkaaliyayaasha Nairobi oo maanta dibadbax sameeyay

Kalkaaliyayaasha ka howlgalo isbitaalada dowladda ee ismaamulka Nairobi ayaa maanta sameeyay dibadbax ay ku doonayaan in la dhageysto kadibna la xalliyo arrimo dhowr ah oo…

Posted in WARARKA

Guddiga loo xilsaaray mideynta Kenyaanka oo maanta ku sugan Mandhera

Waxaa maanta ismaamulka Mandhera gaar ahaan maqaayadda Granada ka socdo kulan u dhexeya xubnaha guddiga loo xilsaaray mideynta kenyaanka ee loo yaqaano BBI iyo shacabka…

Posted in WARARKA

Doorashada ku celiska ee degaanka galbeedka Wajeer oo la shaaciyay xilliga ay dhaceyso

Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo xuduudada ee IEBC ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay in doorashada ku celiska ah ee xildhibaannanimada degaanka galbeedka…

Posted in WARARKA

Soomaaliya oo ka qayb galaysa Shirka Midowga Yurub iyo jaamacada Carabta

Wasiiru dowlaha wasaaradaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga dowlada Fedraalka Soomaaliya Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi, ayaa ka qeybgalay shirka shanaad ee heer Wasiir ee Midowga Yurub…

Posted in WARARKA

Howlgalo amni oo ka socda magaalada Boosaaso.

Wararka ka imaanaaya Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ee maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa sheegaya in halkaasi ay ka socdaan Howlgallo amniga magaaladaasi…

Posted in WARARKA

Ninkii dilay madaxa shirkada DP-World oo Boosaaso ku geeriyooaday.

Waxaa Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari xalay ku geeriyooday ninkii lagu sheegayay inuu ka dambeeyay dilkii shalay Magaaladaas loogu geystay Madaxii Shirkadda DP World…