Posted in WARARKA

DHAGEYSO WARKA HABEENIMO EE IDHACADA STAR FM 6-2-2019

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2019/02/News-06-02-2019-20-30.mp3
Posted in WARARKA

Hal qof oo ku dhintay dhismo weyn oo ku dumay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga

Hal qof ayaa dhintay halka dad kale oo gaaraya 4 qof ayaa la aaminsanyihiin in ay ku jiraan burbur hoostiisa kadib markii uu dumay dabaq…

Posted in WARARKA

Dhageyso:Madaxweynihii Hore Ee somaliya ayaa Hooygiisa Kubooqday Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble.

Madaxweynihii Hore Ee somaliya ayaa Hooygiisa Kubooqday Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble. Muse mumin hagar ayaa warkan inooga soo diray Baladweyne

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Shirka Garsoorka Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay.

Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa waxaa manta ka furmay shirweynaha qaran ee Garsoorka Soomaaliya waxaana ka qayb kala masuuliyiin kala duwan. Warkani oo…

Posted in WARARKA

Hogaamiye kaniisadeed oo is ku dilay ismaamulka Kirinyaga

Hogaamiyaha kaniisadda tuulada Gachigi, ee ismaamulka Kirinyaga ayaa isku dilay maanta sababo aan la ogeyn Booliska ayaa sheegay hogaamiyahan kaniisada Anglican oo 60 sano jir…

Posted in English

Madaxweynaha dalka Uhuru kenyaatta oo la kulmay hogaamiyaha Congo DRC

Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa maanta waxa uu wadahadal kula yeeshay aqalka madaxtooyada dalka madaxweynaha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo, Felix Kaisekedi . Madaxweynaha dalka iyo…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Maanta oo la xusay maalinta gudniinka fircooniga ee FGM

Lixda bisha febrayo oo maanta ku beegan ayaa caalamka waxa laga xusaa maalinta ka hortaga gudniinga loyaqana Fircooniga. melaha laga xusay maantana waxa kamid ah…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Gudiga mideynta bulshada oo kulan ku qabtay Wajeer

Waxaa maanta ismaamulka Wajeer lagu qabtaty kulan u dhexeya xubnaha guddiga loo xilsaaray mideynta kenyaanka Warkan oo dhamaystran waxa Wajeer inooga soo diray Wariyaheen Abdiraxmaan…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO EE IDAACADA STAR FM 6.1.2019

 

Posted in WARARKA

Donald Trump oo midnimo ku baaqay

Madaxweynaha wadanka Maraykanka Donald Trump ayaa khudbad qaran oo uu jeediyay kongareeska dalkaasi waxaa uu ku baaqay inay midnimo iyo iskaashi muujiyaan siyaasiyiinta ka tirsan…