
Lixda bisha febrayo oo maanta ku beegan ayaa caalamka waxa laga xusaa maalinta ka hortaga gudniinga loyaqana Fircooniga.
melaha laga xusay maantana waxa kamid ah magalada Garisa oo lagu qabtay xaflad la xariirta maalintan .
xaflada ayaa masuliyiintii ka qayb galay waxa kamid ahaa xildhibaanada laga soo doortay kursiga Baarlamaanka Ijara marwa Safiya Cabdinoor oo kamid ah dadka u dhaq dhaqaaqa joojinta gudniinka firconiga ama FGM.
xildhibaanada oo saxafada la hadashay xaflada kadib ayaa ka hadashay dhibaatooyinka u gudniinka fircooniga ugeesta habalaha.