DHAGEYSO:Shirka Garsoorka Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay.

Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa waxaa manta ka furmay shirweynaha qaran ee Garsoorka Soomaaliya waxaana ka qayb kala masuuliyiin kala duwan.
Warkani oo faah faahsan waxaa Muqdisho inooga soo diray Wariyaheen Abduqaadir Qoslaaye

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *