Hal qof oo ku dhintay dhismo weyn oo ku dumay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga

Hal qof ayaa dhintay halka dad kale oo gaaraya 4 qof ayaa la aaminsanyihiin in ay ku jiraan burbur hoostiisa kadib markii uu dumay dabaq ka koobnaa sideed.
Dhacdan auyaa waxaa laga baahiyay telefishanka sida gaarka ah loo leeyahay NTV ee dalka Turkiga.
Kooxaha samata bixinta oo gaaray goobta uu dabaqaasi ku soo dumay ayaa wadaa hawlgalo lagu soo badbaadinayo dadka ku hoos jira dhisma.
Ila iyo hadda ma cadda sababtii uu dhismahaasi u soo dumay balse laamaha ammaanka ayaa bilaabay baaritaano lagu ogaanayo

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *