Hogaamiye kaniisadeed oo is ku dilay ismaamulka Kirinyaga

Hogaamiyaha kaniisadda tuulada Gachigi, ee ismaamulka Kirinyaga ayaa isku dilay maanta sababo aan la ogeyn
Booliska ayaa sheegay hogaamiyahan kaniisada Anglican oo 60 sano jir ah la arkay isaga oo meyd ah kana soo lalmadaa geed weyn.
Booliska ayaa sido kale sheegay in isaga uu isdilay balse sababta uu isku dilay aysan xaqiijin Karin.
Dadka ku nool tuulada Gachigi, ee ismaamulka Kirinyaga ayaa sheegay in arrintani ay ka naxeen .
Si kastaba ahaate Taliyaha qeybta hoose ee Gachigi Justin Rukenya ayaa sheegay in laamaha ammaanka ay bilaabeen baaritaano lagu ogaanayo sababti uu baadirigaasi u go’aansaday in uu isdilo

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *