Posted in WARARKA

Maalinka la dagaalanka gudniinka fircooniga oo loo dabaaldegayo

Waxaa maanta oo kale sannad waliba 6-da Febraayo caalamka laga xusaa maalinka la dagaalanka ama ka hortagga gudniinka fircooniga ee loo yaqaano FGM-ka. Wadamada kala…

Posted in WARARKA

UNICEF oo sheegtay in boqolkiba 70 ee dhalinyarada in lagu dhibaateeyo intarneetka

Hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan carruurta ee UNICEF ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in boqolkiba 70 ee dhalinyarada ay dhibaatooyin kala kulmaan intarneetka….

Posted in WARARKA

Maxkamadda oo ayidday guushii guddoomiyaha Lamu

Maxkamadda ugu sarreysa dalka ee Supreme Court ayaa maanta go’aamisay in barasaabka maamul goboleedka Lamu ee gobolka xeebta Fahim Twaha si cadaalad ah lagu soo…

Posted in WARARKA

In ka badan 150,000 arday ah oo aanan weli ku biirin dugsiyada sare

Wasaaradda waxbarashada ayaa shaaca ka qaadday in laga billaabo maanta oo arbaco ah guda galeyso sidii fursad ay u heli lahayeen arday ay tiradoodu kor…

Posted in WARARKA

Shacabka Mombasa oo dareenkooda ku biiriyay hadalo u dhexeya guddoomiyaha Mombasa iyo ku xigeenka madaxweynaha dalka

Qaar ka mid ah dadweynaha ku nool ismaamulka Mombasa ee gobolka xeebta ayaa muujiyay dareenkooda ku aaddan hadalo maalmihii la soo dhaafay dhexmarayay siyaasiyiin kala…

Posted in WARARKA

Dowladda ingiriiska oo qalab ku wareejisay waaxda dambi baarista dalka

Waaxda dambi baarista dalka ee DCI ayaa qoraal ay soo dhigtay barteeda rasmiga ee twitarka ku sheegtay inay qalab ka heshay ingiriiska iyo sido kale…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka oo taageero u muujiyay dhigiisa Suudaan

Hoggaamiyaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in dowladda Kenya ay garab taagantahay suudaan oo bilooyinkii ugu dambeeyay ay dibadbaxyo saameyeen. Mr.Kenyatta ayaa arrinkan shaaca…

Posted in WARARKA

Gudiga aqalka sare ee Soomaaliya oo ka horyimid shirka shidaalka ee London.

Guddiga Kheyraadka, kaabayaasha dhaqaalaha iyo gaadiidka ee Aqalka Sare ee baarlamanka Fedraalka Soomaaliya ayaa kasoo horjeestay Shirka baarida shidaalka Soomaaliya looga hadlayo ee la qorsheeyey…

Posted in WARARKA

Jimciyada Qaruumaha ka dhexaysa oo soo magacaabaysa Wakiilkeeda Soomaaliya.

Xoghayaha guud ee Qaramada Midobay António Guterres ayaa Ka hadlay arimaha ku saabsan dalka Soomaaliya gaar ahaa cayrintii Soomaaliya ee wakiilkii Jimciyada Qaruumaha ka dhexaysa…

Posted in WARARKA

Madaxda wadamada Maraykanka iyo kuuriyada waqooyi oo kulmi doono dhammaadka bishan

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump iyo dhigiisa kuuriyada waqooyi Kim Jong-un ayaa lagu wadaa inay markii labaad kulmaan 27-ka ilaa iyo 28-ka bishan labaad ee Febraayo….