Posted in WARARKA

Imaaraatka oo lagu eedeeyay inuu hub siiyo Maleeshiyaadka Yeman

Imaaraatka Carabta ayaa waxaa lagu eedeeyay inuu hub siinayo maleeshiyaadka ka dagaallama gudaha wadanka Yemen. Ha’yadda Amnesty International ayaa sheegtay in Maraykanka uu hubkan markii…

Posted in WARARKA

Madaxweyne Trump oo shaaca ka qaaday in laga adkaan doono kooxaha ka dagaalama dalalka Ciraaq iyo Suuriya

Madaxweyanaha wadanka Mareykanka Donald Trump ayaa shaaca ka qaaday inuu ku rajo weyn yahay in toddobaadka dambe dhammaan deegaanada ururka Daacish ay heystaan ee dalalka…

Posted in WARARKA

Dhimashada dhismihii ku dumay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga oo korortay

Ugu yaraan 3 qof ayaa ku dhimatay halka dad kalena wali waxa laga baadigoobayo burbur hoostiisa kadib markii uu dumay dabaq ka koobnaa sideed ee…

Posted in WARARKA

Gudoomiyaha ismaamulka Homabay oo maanta xilkiisa go’aan laga gaari doono

Barasaabka ismaamulka Homabay Cyprian Awiti ayaa maanta ay maxkamada go’aan kama dambeys ah ka gaari doonta hadii uu xilkiisa 5 sano ah sii wadan doono…

Posted in WARARKA

Dad ku hanti beelay suuqa Gikomba oo uu dab ka kacay

Malaayiin hanti ah oo aan lagaraneyn inta ay tahay ayaa lagu soo waramayaa in ay ku burburtay suuqa Gikomba oo uu xalay dab xoogan qabsaday…

Posted in WARARKA

Wakiilka hawenka ee ismamaulka laikipia oo soo jeedisay in la sameeyo sanduuq lacag ah oo wax looga qabto cudurka kansarka

Wakiilka haweenka ee ismaamulka Laikipia Catherine Waruguru ayaa hadda doonayasa in bukaanada qaba cudurka qaba kansarka ay helaan daaweyn lacag la’aan ah. Xildhibaannada baarlamaanka dalka…

Posted in WARARKA

Xeer ilaaliyaasha guud ee dalka o sheegay in ay socdaan baaritaano lagu sameynaya 5 Bangi

Xeer ilaaliyaasha ugu sareeya ee dalka ayaa sheegay in 5 bangiyadooda ee dalka ku yaala lagu sameyn doono baaritaano lala xariirinayo lacagihii laga lunsaday waaxda…

Posted in WARARKA

Kulan u dhexeya xubnaha guddiga mideynta kenyaanka iyo shacabka oo ka socda maqaayada Almond ee Garissa

Waxaa huteelka Almond ee magaalada Garissa ka socda hadda kulan u dhexeya xubnaha guddiga loo xilsaaray mideynta kenyaanka ee loo yaqaano BBI iyo shacabka halkaasi…

Posted in WARARKA

Soomaaliya oo maraykanka kaga qayb gashay shir looga hadlayay dagaalka Daacish.

Shir looga hadlaayay dagaalka Kooxda Daacish ayaa lagu soo gabagabeeyay dalka Mareykanka, waxaana shirkaasi soo xiray Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump. Cabdulqaadir Axmed-Kheyre Cabdi Wasiir dowladdaha…

Posted in WARARKA

Wasiirada Puntland oo lagu wado in dhawaan lagu dhawaaqo.

Wararka ka imaanaya Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ahna caasimada maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa sheegaya in halkaasi aad looga dareemayo ololaha loogu…