Xeer ilaaliyaasha guud ee dalka o sheegay in ay socdaan baaritaano lagu sameynaya 5 Bangi

Xeer ilaaliyaasha ugu sareeya ee dalka ayaa sheegay in 5 bangiyadooda ee dalka ku yaala lagu sameyn doono baaritaano lala xariirinayo lacagihii laga lunsaday waaxda qaran ee adeega dhalinyarada dalka NYS-ta.
Agaasimaha dacwad soo oogida dalka Nuurdiin Xaji ayaa baaritaano lagu sameyn doono banghiyadan kala ah Bangiga Ganacsiga Kenya, Baankiga Standard Chartered Bank, Equity Bank, Bank Trust Diamond iyo Cooperative Bank of Kenya .
Bangiyadan la baarayo iyo shaqsiyaad kale ayay xukumadu sheegtay in lagu beegsanayo lacago musuqmaasuq oo lala xariirinayo.
Dhawaan ayay ahayd markii ay dowladda dalka sheegtay in ay gacanta ku soo dhigtay 3Bilyan oo lacag musuqmaasuq ah.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *