Posted in WARARKA

DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO EE IDAACADA STAR FM 8.2.2019

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2019/02/News-08-02-2019-3PM.mp3
Posted in WARARKA

36 ka mid ah carruurta derbi jiifka oo laga soo celiyay Baringo

Wararka naga soo gaaraya ismaamulka Baringo ayaa sheegaya in saraakiisha ammaanka ay dib u soo celiyeen 36 carruur oo derbi jiif ah oo laga kaxeeyay…

Posted in WARARKA

Haweeney iibisa bacda la mamnuucay oo 50 kun lagu ganaaxay

Maxkamad ku taallo ismaamulka Nyeri ee gobolka bartamaha dalka ayaa haweeney lagu eedeyay inay ka ganacsato bacda balaastiga ee la mamnuucay ku xukuntay inay bixiso…

Posted in WARARKA

Kenya oo ku biirtay iskaashiga ka dhan ah ISIS

Dowladda Kenya ayaa ka mid noqotay wadamada iska kaashanaya dagaalka lagula jiro kooxda la magacbaxday khilaafada islaamiga ee ISIS. Dalalkan ayaa si weyn uga soo…

Posted in WARARKA

Turkiga oo sheegay inaynan jirin daahfurnaan ku aaddan dilkii Jamal Khashoggi

Madaxweynaha dalka Turkiga Racep Tayyip Erdogan ayaa sheegay inaynan boqortooyada Sacuudiga si daahfurnaan ku dheehan u wajahin dilkii wariye Jamal Khashooggi. Wariyahan oo u dhashay…

Posted in WARARKA

Qoysas hor leh oo ka qaxay Myanmar

Saraakiisha ilaaliya xuduudda wadanka Bangladesh iyo mid ka mid ah dadka u ololeeya arrimaha bulshada ayaa sheegaya in gobolka galbeed ee Rakhine ee wadanka Myanmar…

Posted in WARARKA

Iskuduwaha ammaanka ee gobolka xeebta oo amray in la laayo burcadda

Iskuduwaha dowladda dhexe u qaabilsan arrimaha ammaanka ee gobolka xeebta ee dhawaan la magacaabay John Elungata ayaa amar ku bixiyay in tallaabo adag laga qaado…

Posted in WARARKA

Kenya oo aynan saameyn ku yeelan doonin ka bixitaanka Britain ee midowga Yurub

Xoghayaha dowladda ingiriiska ee horumarka caalamiga ,Penny Mordaunt ayaa Kenya u xaqiijisay in wax saameyn ah aynan ka soo gaari doonin tallaabada Britain ay uga…

Posted in WARARKA

Ra’isulwasaaraha Soomaaliya oo casho sharaf u sameeyay waaxyaha Garsoorka.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo Xalay magaalada muqdisho casho sharaf ugu sameeyay madaxda garsoorka dalka Soomaaliya, ayaa sheegay in hagaajinta dhaqaalaha dalka,…

Posted in WARARKA

Aqalka sare ee Spain oo ansaxiyay mooshin lagu taageerayo hantida Venezuela

Xubnaha aqalka sare ee wadanka Spain ayaa meel mariyay mooshin dowladda looga doonayo inay ilaaliso hantida laga leeyahay Venezuela. Warbaahinta Spain ayaa ku warrameysa in…