Posted in WARARKA

Wasiirka Gaadiidka Dhulka iyo Cirka Soomaaliya oo Booqday Xafiiska Governaha Garissa County

Wasiirka wasaarada gaadiidka dhulka iyo cirka e Dawlada federalka Somaliya maxamad Cabdullahi Salaad oomaar o magalada Garisa ku jooga booqasha shakhsi ayaa maanta  waxa uu…

Posted in WARARKA

(Dhageyso) Xildhibaanada Deegaanka Ijara oo ku Baaqay in Tirakoobka laga Qeybqaato

Xildhibaanada laga soo doortay kursi baarlamaaneedka  Ijara ayaa dadka ku nool Waqoyi Bari ugu baaqday inay wada qayb qaataan tirakoobka dalka ka dhici doona sanadkan….

Posted in WARARKA

DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO EE IDHACADA STAR FM 9/2/2019

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2019/02/News-09-02-2019-1.30pm-.mp3
Posted in WARARKA

Booliska Britain oo sameeyay howlgal dad lagu soo xir-xiray

Booliska Britain gaar ahaan kuwooda aadka u tababaran ayaa la geeyay goob Busteejo ah oo Tareenada dhulka hoostiisa mara laga raaco, ka dib markii qof…

Posted in WARARKA

Askari dilal ka geystay Muqdisho oo gacanta lagu soo dhigay

Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa ka hadlay dilal ay Askar Boolis ah Muqdisho ugu geysteen dad shacab oo badankoodu ahaa dhalinta Mooto Bajaajta ku shaqeysta….

Posted in WARARKA

RW Ku Xugeenka Dalka Somalia Oo Kulamo Ka Wada Magaalada London

Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa gaaray Magaalada London ee dalka Ingiriiska,iyadoo halkaasi si weyn…

Posted in WARARKA

Ismaamulka Kismumu oo marti galin doonta shir caalami ah.

Ismaamul goboleedka Kisumu ayaa waxaa lagu qaban doona bisha soo socota shir caalami ah oo looga hadli doona sidi ay dadka u heli lahayeen guriyo…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Maayarkii hore ee Mandera oo baaq u diray dadka dhaliisha ku haya dowlada ismamaulka Mandera

Maayarkii hore ee magaalada Mandera ayaa baaq u diray dad uu sheegay in ay dowlada ismaamulka mandera dacwada ladaba taaganyihiin mar walbo oo ayna ka…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Xildhibaanada laga soo doortay kursi baarlamaaneedka Ijara ayaa dadka ku nool Waqoyi Bari ugu baaqday inay wada qayb qaataan tirakoobka dalka ka dhici doona sanadkan.

Xildhibaanada laga soo doortay kursi baarlamaaneedka Ijara ayaa dadka ku nool Waqoyi Bari ugu baaqday inay wada qayb qaataan tirakoobka dalka ka dhici doona sanadkan….

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:70 ardey ah oo baratay cilmiga islamka ee xeriyaha qaxootiga Ifo

Waxaa Xerada qaxotiga ee ifo Lagu qabtay xaflad lagu soo bandhigay inkabadan 70 ardey oo baratay cilmiga islamka oo kana bogtay machad markii ogu horay…