(Dhageyso) Xildhibaanada Deegaanka Ijara oo ku Baaqay in Tirakoobka laga Qeybqaato

Xildhibaanada laga soo doortay kursi baarlamaaneedka  Ijara ayaa dadka ku nool Waqoyi Bari ugu baaqday inay wada qayb qaataan tirakoobka dalka ka dhici doona sanadkan.

Waxaa warbixin inooga soo diyaariyay wariyaheen garissa Asbdisamad Muxumada Cabdi

190208_05

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *