DHAGEYSO:70 ardey ah oo baratay cilmiga islamka ee xeriyaha qaxootiga Ifo

Waxaa Xerada qaxotiga ee ifo Lagu qabtay xaflad lagu soo bandhigay inkabadan 70 ardey oo baratay cilmiga islamka oo kana bogtay machad markii ogu horay sigara loogu barto cilmiga qeybihiisa kala duwan oo xerada ifo laga hirgaliyay
Sida uu warkan dadaab inoga soo diray mohamed baaruud Hussein

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *