Posted in WARARKA

Madaxweynaha Maraykanka oo aan xaadirin kulankii Senetka oo uu kaga warbixin lahaa dilkii suxufi Jamaal Khashoggi

Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump oo lagu wadey inuu shaley la kulmo aqalka senetka ee dalkaasi sii uu u siiyo warbixintii ugu dambeysay dilkii wariye Jamaal…

Posted in WARARKA

Duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday deegaan ka tirsan Jubbada Hoose

Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Jubbada Hoose ayaa tibaaxaya in habeenkii xalay ahaa deegan ka tirsan gobolkaasi ay ka dhacday duqeyn diyaaradeed. Duqeyntani ayaa ka…

Posted in WARARKA

Madaxweyne Farmaajo”Waxaa Jira Saraakiil Lagu Dalacsiiyay Hab Siyaasadeed”

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay waxa uu ka hadlay hanaanka loo maro dalacsiinta Saraakiisha Ciidamada oo mararka qaar dhaliilo waaweyn laga…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Taliska Booliska KGS oo ka hadlay shaqaaqooyin ka dhacay Baydhabo

Taliyaha Ciidamada Booliska Koonfur Galbeed Soomaaliya Generaal Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa ka warbxiyay shaqaaqooyin dhawaanahaan ka dhacayay duleedka Magaalada Baydhabo. Shaqaaqooyinkaasi oo salka ku hayay…

Posted in WARARKA

Saddex qof oo ku dhimatay goob ay ka wadeen mashruuc biyo

Saddex qof ayaa nolosha ku aasmay iyaga oo ka shaqeynayay Mashruuca biyaha ee deegaanka Kegati ee ismaamulka Kisii. Taliyaha booliiska ismaamulka Kisii Martin Kibet ayaa…

Posted in WARARKA

Madaxweyne ku xigeenka dalka oo ka gaabsaday eedeyn uu u soo jeediyay David Murathe

Madaxweyne Ku-xigeenka William Ruto ayaa sheegay inuusan wax jawaab ah ka bixin doonin Guddoomiye Ku-Xigeenkii hore ee Jubilee David Murathe oo horay xilkiisa isaga casilay…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Prof Mohamed Yussuf Elmi oo sheegay inuu ku biirey xisbiga ODM

Musharaxa xilibinanimo ee galbeedka Wajeer Prof Mohamed Yussuf Elmi ayaa kubirey xisbiga mucaradka ODM, Prof Mohamed oo waraysi gaar ah siyay warbahiinta star ayaa kawarbixiyey…