Wasiirka Gaadiidka Dhulka iyo Cirka Soomaaliya oo Booqday Xafiiska Governaha Garissa County

Wasiirka wasaarada gaadiidka dhulka iyo cirka e Dawlada federalka Somaliya maxamad Cabdullahi Salaad oomaar o magalada Garisa ku jooga booqasha shakhsi ayaa maanta  waxa uu boqasha  salaan ah ugu tagay Gavanaha countiga Garissa  Cali Bunow Qorane o uu ku booqday hooygiisa magalada Garissa. wasiirka ayaa Gavanaha oga mahad celiyay so dhawaynta.

gavanaha Garissa Cali Bunow Qorane  o asna hadal kooban siiyay saxaafada ayaa xusay in wasiirka uu imaaday qaraaba salaan.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *