Day: February 10, 2019
DHAGEYSO WARKA HABEENIMO EE IDHACADA STAR FM 10.2.2019 BY MOWLID MOHAMED SHURIYE
21 qof oo shacab ah oo lagu dilay duqeyn dhanka cirka oo laga fuliyay Afghanistan
Weerar dhanka cirka ah oo laga geystay koonfurta gobolka Helmand ee dalka Afghanistan ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen 21 qof oo shacab ah…
DHAGEYSO:Degmada Beledxaawo waxaa ka jira kooxo cayareed badan hasa ahaate dhalinyarada ayaa wajahaya caqabado dhowr ah.
Degmada Beledxaawo waxaa ka jira kooxo cayareed badan hasa ahaate dhalinyarada ayaa wajahaya caqabado dhowr ah. Maxamuud Maxamad Sheeikh Lafagari ayaa warbixintan ku eegaya
Madaxweynaha soomaaliya oo ku baaqay Siyaasado Waxtar u leh Qaxootiga iyo Barakacayaasha
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyay furitaanka Shir madaxeedka Midowga Afrika ee magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegay…
Madaxweyne ku xigeenka dalka oo ku baaqay in laga faaiideysto lacagaha horumarinta degaanka
Ku xigeenka madaxweynaha wadanka William Ruto ayaa sheegay in hoggaamiyaasha kala duwan ay mas’uuliyad ka saarantahay inay dowladda kala shaqeyaan sidii ardayda dhameeya dugsiyada hoose…
Isbeheysiga uu Sacuudiga hoggaaminayo oo beeniyay inuu hubeeyo Xuutiyiinta
Isbeheysiga Militari ee uu horkacayo Sacuudiga ee garab siinaya dowladda Yemen ayaa beeniyay warbixin ahayd inuu hub siiyo kooxda Xuutiyiinta iyo dagaalyahaanada Al-Qaacidda. Dhawaan ayay…
Madaxweynaha Masar oo noqday guddoomiyaha midowga Afrika
Madaxweynaha wadanka Masar Cabdel Fattax al-Sisi ayaa maanta oo axad ah xilka guddoomiyaha midowga Afrika kala wareegay dhigiisa Rwanda Paul Kagame. Xafladda xil wareejinta ayaa…
Qaar kamid ah farsamayaqaanada dhisa guriyaga Kismaayo ayaa waxaa la soo daristay shaqo la’aan xooggan
Qaar kamid ah farsamayaqaanada dhisa guriyaga Kismaayo ayaa waxaa la soo daristay shaqo la’aan xooggan Maano Xusseen Ibraahim ayaa qodobkan noo dhameystireysa
Saddex burcad ah oo lagu dilay Naivasha
Ciidamada booliska ee dalka ayaa xalay toogtay saddex qof oo ka mid ahayd burcad dhac ka geysata wadooyinka waweyn. Waxaa dadkaasi looga takhalusay xaafadda Mithuri…
Shirkadda Kenya Airways oo beenisay inay saameyn ku timid duulimaadyadeeda
Shirkadda qaran ee duulimaadyada ee Kenya Airways ayaa sheegtay inay howlaheeda si caadi ah u socdaan kaddib warar soo baxay oo ahaa inay hakad galeen….