Isbeheysiga uu Sacuudiga hoggaaminayo oo beeniyay inuu hubeeyo Xuutiyiinta

Isbeheysiga Militari ee uu horkacayo Sacuudiga ee garab siinaya dowladda Yemen ayaa beeniyay warbixin ahayd inuu hub siiyo kooxda Xuutiyiinta iyo dagaalyahaanada Al-Qaacidda.
Dhawaan ayay ahayd markii telefishinka CNN uu baahiyay warbixin arrinkan la xariirta kaddib baaritaano uu sameeyay.
Afhayeenka isbeheysiga militari Colonel Turki Al-Malki ayaa warbixintaasi si adag gaashaanka ugu daruuray.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *