Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Waxaa oomane ballaaran laga soo sheegayaa qaar kamid ah xaafadaha xerada qaxootiga ee Xagardheer bulshada halkaasi ku nool ayaana arrinkaasi cabasho ka muujiyay

Waxaa oomane ballaaran laga soo sheegayaa qaar kamid ah xaafadaha xerada qaxootiga ee Xagardheer bulshada halkaasi ku nool ayaana arrinkaasi cabasho ka muujiyay sida uu…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Xoghayaha Q.M.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethopia kulan gaar ah kula yeeshay Xoghayaha Guud ee Qaramada…

Posted in WARARKA

Nabadoon can ah oo xalay lagu dilay magaalada gaalkacyo.

Ciidanka Ammaanka maamul goboleedka Soomaaliyeed Puntland ayaa howlgallo ka wadda Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Saraakiisha amaanka ayaaa sheegay inay howlgaladaan ku baadigoobayaan…

Posted in WARARKA

Tanzania oo siidaynaysa 1,900 oo maxaabiis Itoobiyaan ah

Safaaradda Itoobiya ee dalka Tanzania ayaa sheegtay in xabsiyada laga siidayn doono 1,900 maxaabiis itoobiyaan ah. Go’aankan ayaa la qaatay kaddib wada hadalo dhex maray…

Posted in WARARKA

Dowladda oo billaabaysa olole lagu raadinayo ardayda aanan ku biirin dugsiyada sare

Dowladda ayaa sheegtay inay guda galeyso olole lagu bartilmaameedsanayo ardayda sannadkii hore dhameeyay dugsiyada hoose dhexe balse aanan weli ku biirin dugsiyada sare. Ololahan ayaa…

Posted in WARARKA

Kalkaaliyayaasha oo la filayo inay berri shaqa joojin ku dhaqaqaan

Kalkaaliyayaasha dalka ayaa wacad ku maray in laga billaabo berri oo isniin ah ay guud ahaan wadanka ka sameynayaan shaqa joojin. Arrintan ayaa imaanaysa iyadoo…