Posted in WARARKA

DHAGEYSO WARKA HABEENIMO EE IDHACADA STAR FM,11.2.2019

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2019/02/News-11-02-2019-20-30.mp3
Posted in WARARKA

Maxkamadda xuquuqul aadanaha ee Afrika iyo xafiiska xuquuqul insaanka ee qaramada midoobay oo heshiis saxiixday

Waxaa heshiis laba geesood ah saxiixday maxkamadda qaaradda Afrika u qaabilsan xuquuqul aadanaha iyo xafiiska guddoomiyaha qaramada midoobay ee xuquuqul insaanka ee (UN- OHCHR). Labadan…

Posted in WARARKA

4 qof oo ku dhimatay diyaarad militari oo ku burburtay Turkiga

Wararka naga soo gaaraya magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa sheegay in ilaa iyo hadda ay dhinteen afar sarkaal kaddib markii ay halkaasi ku burburtay…

Posted in WARARKA

Suudaan iyo Itoobiya oo ka wada hadlay arrimaha xuduuda

Madaxweynaha dalka Suudaan Cumar Xassan Al-Bashiir iyo ra’iisul wasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Axmed ayaa manta ka wada hadlay qorsho ay ku doonayaan inay soo dhisaan…

Posted in WARARKA

Wasiirka Ganacsiga soomaaliya oo guddi magacaabay

Wasiirka Ganacsiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa kulan la qaatay qaar kamida Ganacsatada Beeraha, Kalumeysiga, Xoolaha, iyo Shirkadaha wax dhoofsada, soona degsada….

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Maxay tahay sababtii ciidamada ammaanka ee magaalada Burco ay u joojiyeen xafladii lagu soo bandhigayay Buuga hadiya jacayl

Maxay tahay sababtii ciidamada ammaanka ee magaalada Burco ay u joojiyeen xafladii lagu soo bandhigayay Buuga hadiya jacayl Sakariye Jakarta ayaa nooga warramaya

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Shacabka ku nool magaalada Garowe ayaa fikirkooda ka dhiibtay wasiirada cusub ee puntland ee xalay la soo magacaabay.

Shacabka ku nool magaalada Garowe ayaa fikirkooda ka dhiibtay wasiirada cusub ee puntland ee xalay la soo magacaabay. Maxamed Cibaar diriye oo halkaasi safar shaqo…

Posted in WARARKA

Maxkamadda ugu sarreysa dalka oo beenisay inay sii dib dhigeyso kiiska guddoomiyanimada Wajeer

Maxkamadda ugu sarreysa wadanka ee Supreme Court ayaa ka jawaabtay warbixin dhawaan lagu qoray mid ka mid ah wargeysyada ka soo baxa gudaha wadanka taasi…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:50 qof oo kamid ah dadka danyarta ah ee ku nool magaalada Kismaayo ayaa manta qalliin dhanka indhaha oo bilaash ah loo sameyay

50 qof oo kamid ah dadka danyarta ah ee ku nool magaalada Kismaayo ayaa manta qalliin dhanka indhaha oo bilaash ah loo sameyay sida uu…

Posted in WARARKA

Siyaasiyiinta Isiolo oo ka carooday warbixin la xariirta xagjirnimada oo ay ku tilmaameen bartilmaameedsi

Qaar ka mid ah siyaasiyiinta laga soo doortay degaanada ismaamulka Isiolo iyo saraakiisha ammaanka ayaa walaac ka muujiyay warbixin laga baahiyay mid ka mid ah…