Dadka wax Tahriibiyo ee deegaanada Puntland ku sugan oo digniin loo diray.

Taliska Ciidamada Booliska ee maamulka Puntland Gen Muxyadiin Axemd Muuse ayaa soo saaray awaamiir lagu xakamaynayo Falalka la xiriira Tahriibka wuxuna Taliyuhu sheegay inuu danbi weyn tahriibku yahay cidkasta oo lagu qabtana ay ciqaaba dag marayaan.
Muxyadiin Axmed Muuse Taliyaha Booliska Puntland wuxu cidwalba uu Wax Tahriibisa,kuwa Tahriibaya,kuwa u fududeeya iyo gaadiidka lagu qaadaba uu sheegay inay sharciga marsiin doonaa.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *