DHAGEYSO:50 qof oo kamid ah dadka danyarta ah ee ku nool magaalada Kismaayo ayaa manta qalliin dhanka indhaha oo bilaash ah loo sameyay

50 qof oo kamid ah dadka danyarta ah ee ku nool magaalada Kismaayo ayaa manta qalliin dhanka indhaha oo bilaash ah loo sameyay sida uu ku soo warramayo Ismaaciil Bashiir Warsame

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *