DHAGEYSO:Cabasho dhanka biyaha ah oo ka soo yeeraysa qeyb ka mid ah Garissa

Qaar kamid ah dadka ku nool xaafadda Buula Muzuri ee magaalada Garissa ayaa ka cabanaya biya la’an sida ay sheegeen soo jiitamaysay muddo dheer taasi oo saameysay goobaha waxbarshada iyo sido kale caafimaadka.
Wakaalada adeegga biyaha ee magaalada Garisa ee loo yaqaano GAWASCO oo aan wax ka waydiinay arrintan ayaa masuul u hadlay waxaa uu idaacada STAR FM u sheegay inay ku guda jiraan sidii ay si degdeg ah u xallin lahayeen biya la’aanta ay shacabku cabasho ka muujiyeen.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *