Maxkamadda xuquuqul aadanaha ee Afrika iyo xafiiska xuquuqul insaanka ee qaramada midoobay oo heshiis saxiixday

Waxaa heshiis laba geesood ah saxiixday maxkamadda qaaradda Afrika u qaabilsan xuquuqul aadanaha iyo xafiiska guddoomiyaha qaramada midoobay ee xuquuqul insaanka ee (UN- OHCHR).
Labadan dhinac ayaa ku heshiiyay inay iska kaashadaan wada shaqeynta ka dhexeysa iyo xoojinta , horumarinta iyo sido kale ilaalinta xuquuqul aadanaha.
Waxaa heshiiska qalinka ku duugay madaxa maxkamadda xuquuqul aadanaha ee Afrika Sylvain Oré iyo Ms. Michelle Bachelet.

 

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *