Posted in WARARKA

Okiya Omtatah oo ka soo horjeestay saraakiil uu madaxweynaha soo magacaabay

Mid ka mid ah dadka u ololeeya arrimaha bulshada iyo xuquuqul aadanaha oo lagu magacaabo Okiya Omtatah ayaa maxkamadda u gudbiyay dacwad uu uga soo…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Cabasho dhanka biyaha ah oo ka soo yeeraysa qeyb ka mid ah Garissa

Qaar kamid ah dadka ku nool xaafadda Buula Muzuri ee magaalada Garissa ayaa ka cabanaya biya la’an sida ay sheegeen soo jiitamaysay muddo dheer taasi…

Posted in WARARKA

Qaramada midoobay oo Afrika ku ammaantay martigelinta qaxootiga

Xoghayaha guud ee jimciyadda qurumaha ka dhexeysa Mr. Antonio Guterres ayaa madaxda qaaradda Afrika ku ammaanay sida ay u martigeliyaan qaxootiga badan ee ka soo…

Posted in WARARKA

Qatar iyo Faransiiska oo arrimo dhowr ah ka wada hadlaya

Wasiirada wasaaradaha arrimaha dibadda ee wadamada Qatar iyo Faransiiska ayaa ku heshiiyay inay billlaabaan wada hadalo istaraatiiji ah. Waxay diiradda saarayaan arrimaha gobolka sida lagu…

Posted in WARARKA

Siyaasiyiinta Isiolo oo ka carooday warbixin la xariirta Xagjirnimada oo ay ku tilmaameen bartilmaameedsi

Qaar ka mid ah siyaasiyiinta laga soo doortay degaanada ismaamulka Isiolo iyo saraakiisha ammaanka ayaa walaac ka muujiyay warbixin laga baahiyay mid ka mid ah…

Posted in WARARKA

Okiya Omtatah oo ka soo horjeestay saraakiil uu madaxweynaha soo magacaabay

Mid ka mid ah dadka u ololeeya arrimaha bulshada iyo xuquuqul aadanaha oo lagu magacaabo Okiya Omtatah ayaa maxkamadda u gudbiyay dacwad uu uga soo…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka oo ka qeyb galay shirka midowga Afrika

Hoggaamiyaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa ka mid ah madaxda ka qeyb galeysa kalfadhiga 32-aad ee golaha midowga Afrika ee ka dhacaya magaala madaxda wadanka…

Posted in WARARKA

Hay’adda xuquuqul aadanaha ee Amnesty oo walaac ka muujisay haweeney la waayay

Hay’adda caalamiga ee xuquuqul aadanaha ee Amnesty International laanteeda Kenya ayaa waaxda dambi barista ee DCI-da ugu baaqday inay dabagal ku sameyso haweeney ka mid…

Posted in WARARKA

Xildhibaano ka tirsan mucaraadka Nasa oo doonaya in isbedel lagu sameeyo dastuurka

Qaar ka mid ah siyaasiyiinta urur weynaha mucaaradka Nasa ayaa gaashaanka u daruuray soojeedin ka timid madaxweyne ku xigeenka wadanka William Ruto oo ahayd inaan…

Posted in WARARKA

Dadka wax Tahriibiyo ee deegaanada Puntland ku sugan oo digniin loo diray.

Taliska Ciidamada Booliska ee maamulka Puntland Gen Muxyadiin Axemd Muuse ayaa soo saaray awaamiir lagu xakamaynayo Falalka la xiriira Tahriibka wuxuna Taliyuhu sheegay inuu danbi…