Qatar iyo Faransiiska oo arrimo dhowr ah ka wada hadlaya

Wasiirada wasaaradaha arrimaha dibadda ee wadamada Qatar iyo Faransiiska ayaa ku heshiiyay inay billlaabaan wada hadalo istaraatiiji ah.
Waxay diiradda saarayaan arrimaha gobolka sida lagu sheegay bayaan ay si wadajir u soo saareen.
Waxay labadan dhinac si gaar ah u eegayaan dagaalada ka taagan Liibiya iyo Suuriya, xaaladda iiraan iyo isfahanwaaga u dhexeya Israa’iil iyo Falastiin.
Sido kale kulanka ayaa xal loogu raadin doonaa muranka dibloomaasiyadeed ee Qatar kala dhexeya afar ka mid ah dalalka carbeed.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *