Posted in WARARKA

DHAGEYSO WARKA HABEENIMO EE IDHACADA STAR FM 12.2.2019

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2019/02/News-12-02-2019-20-30.mp3
Posted in WARARKA

Madaxweynaha Venezuela oo wacad ku maray inuu dalkiisa difaacayo

Hoggaamiyaha wadanka Venezuela Nicolas Maduro ayaa carrabka ku adkeeyay inuu si weyn u difaacayo dalkiisa. Waxaa uu maanta ku baaqay in la qabto isku soo…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:qaar kamida dadka ku nool magalada jowhar ayaa ka hadlay wax qabadka maamulka hir shabelle tan iyo markii la dhisay maamulkaasi

qaar kamida dadka ku nool magalada jowhar ayaa ka hadlay wax qabadka maamulka hir shabelle tan iyo markii la dhisay maamulkaasi

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Shacabka ku nool magalada Galkacyo ee gobolka mudug ayaa aragtiyo kala duwan ka dhiibtay wasiiirada uu dhowaan magacaabay madaxweynaha puntland Saciid Cabdullahi Deni

Shacabka ku nool magalada Galkacyo ee gobolka mudug ayaa aragtiyo kala duwan ka dhiibtay wasiiirada uu dhowaan magacaabay madaxweynaha puntland Saciid Cabdullahi Deni Najma Aadan…

Posted in WARARKA

Guddiga TSC oo soo saaray amar cusub

Guddiga adeegga macalimiinta ee TSC ayaa soo saaray amar ah in barayaasha wax ka dhigaya dugsiyada wadanka dhammaantood laga doonayo inay noqaan kuwo u diiwaangashan…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Guddoomiyaha Nairobi oo ballanqaaday in la xallinayo cabashooyinka kalkaaliyayaasha

Barasaabka caasimadda dalka ee Nairobi Mike Sonko ayaa shaaca ka qaaday in la soo afjari doono gadoodka shaqo ee ay ku dhaqaqeen kalkaaliyayaasha ka howlgalo…

Posted in WARARKA

Maxkamadda ugu sarreysa dalka oo kiiska guddoomiyaha Wajeer go’aamin doonto Jimcada

Maxkamadda ugu sarreysa wadanka ee Supreme Court ayaa la filayaa inay maalinka jimcada ah oo ay taarikhdu ku beegantahay 15-ka bishan labaad go’aan kama dambeys…

Posted in WARARKA

Meydka gabadh u ololeysa xuquuqul aadanaha oo la helay

Waxaa la helay meydka gabadh u ololeysa xuquuqul aadahana oo lagu magacaabo Caroline Mwatha oo maalmo la la’aa. Meydkeeda ayaa lagu arkay mid ka mid…

Posted in WARARKA

In ka badan 16 qof oo shacab ah oo lagu dilay Suuriya

Ugu yaraan 16 qof oo rayid ah ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen duqeymo dhanka cirka ah oo uu bariga wadanka Suuriya ka fuliyay…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Waxaa uu maanta magaalada Kismaayo shir ugu soo gabagaboobay xubnaha guddiga mideynta dakhliga ee maamul goboleedka soomaaliyeed ee Jubbaland

Waxaa uu maanta magaalada Kismaayo shir ugu soo gabagaboobay xubnaha guddiga mideynta dakhliga ee maamul goboleedka soomaaliyeed ee Jubbaland sida ay ku soo warrameyso Maana…