DHAGEYSO:Sii hayaha xilka xoghayaha Wajeer oo faahfaahiyay isbedelo uu sameeyay

Kusimaha     xoghayaha dowladda ismaamulka wajeer Mr. Cabdullahi Xassan Macalim oo ku magacdheer Furuqa ayaa  sheegay  in tan iyo markii  xilkaasi loo dhiibay   uu sameeyay isbedelo dhowr ah sida uu ku soo warramayo  wakiil wareedka  warbaahinta star,Cabdiraxmaan Mucaawiye

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *