Madaxweynaha Venezuela oo wacad ku maray inuu dalkiisa difaacayo

Hoggaamiyaha wadanka Venezuela Nicolas Maduro ayaa carrabka ku adkeeyay inuu si weyn u difaacayo dalkiisa.
Waxaa uu maanta ku baaqay in la qabto isku soo bax lagu cambaareynayo faragelinta shisheeye.
Khudbad uu u jeediyay tageerayaashiisa ayuu ku sheegay in la ilaalinayo arrimaha gudaha ee Venezuela iyo madax bannaanida wadankaasi.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *